Israa’iil oo si weyn uga soo horjeesatay Barnaamij ay Boqortooyada Sacuudiga doonayso

Wasiirka tamarta Israa’iil ayaa ka soo horjeestay fikradda ah in barnaamij nukliyeer rayid ah oo ay horumariso Sacuudi Carabiya uu qeyb ka noqdo heshiis Mareykanka uu dhex-dhexaadiyo oo ay xiriir ku yeeshaan labada dal. Wargeyska New York Times ayaa bishii March ku warramay in barnaamij noocaas ah uu qeyb ka yahay shuruudaha ay Riyadh ku … Continue reading Israa’iil oo si weyn uga soo horjeesatay Barnaamij ay Boqortooyada Sacuudiga doonayso